Wasaarada Arimaha Gudaha oo qabatay kulanka Wadatashiga Asteynta Awoodaha Heerarka Dowladda (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Wadatashiga Asteynta Awoodaha Heerarka Dowladda, kaasi oo socon doona mudo sedex cisho ah oo ka bilaabaneyso 19 illaa 21-ka bishan March 2019, waxaana shirka soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u hishiisiinta Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa goob joobjoog ka ahaa Wasiirka, Wasiir ku xigeenka iyo … Continue reading Wasaarada Arimaha Gudaha oo qabatay kulanka Wadatashiga Asteynta Awoodaha Heerarka Dowladda (Daawo Sawirada)